Tirintii 12 SOM
Tirintii Chapter 12 SOM Bible Verse Images
Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International
Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.
You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:
- You must give Attribution to the work.
- You do not sell this work for a profit.
- You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.
Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.
This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:
- You include the above copyright and source information.
- You do not sell this work for a profit.
- You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures
Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo Maryan iyo Haaruunna waxay Muuse u xanteen naagtii reer Kuush oo uu guursaday, maxaa yeelay, isagu wuxuu guursaday naag reer Kuush.
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo iyagu waxay yidhaahdeen, War Rabbigu ma Muuse keliyuhuu la hadlay? Miyuusan annagana nala hadlin? Oo Rabbigu taas wuu maqlay.
Square Portrait Landscape 4K UHD
Haddaba Muuse wuxuu ahaa ninka ugu wada qalbi qaboobaa dadkii dunida joogay oo dhan.
Square Portrait Landscape 4K UHD
Markaasaa Rabbigu dhaqso ula hadlay Muuse iyo Haaruun iyo Maryan, oo wuxuu ku yidhi, Saddexdiinnuba kaalaya teendhada shirka. Oo saddexdoodiiba way soo bexeen.
Square Portrait Landscape 4K UHD
Markaasaa Rabbigu ku soo degtay tiir daruur ah oo istaagay iriddii teendhadii shirka, oo wuxuu u yeedhay Haaruun iyo Maryan, kolkaasaa labadoodiiba soo bexeen.
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo wuxuu iyagii ku yidhi, Haddaba bal hadalladayda maqla. Haddii nebi idinku dhex jiro, anigoo Rabbiga ah ayaa muujin isku tusi doona, oo riyo baan kula hadli doonaa.
Square Portrait Landscape 4K UHD
Addoonkayga Muuse sidaas ma aha, oo isagu aamin buu ku yahay gurigayga oo dhan.
Square Portrait Landscape 4K UHD
Isaga bayaan baan afkayga ugula hadlayaa, oo hadal gudcur ah kula hadli maayo, oo wuxuu arki doonaa Rabbiga qaabkiisa. Haddaba maxaad uga cabsan weydeen inaad addoonkayga Muuse wax ka sheegtaan?
Square Portrait Landscape 4K UHD
Markaasaa Rabbigu iyagii aad ugu cadhooday, wuuna ka tegey.
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo daruurtiina way ka tagtay teendhada korkeedii; oo Maryanna waxaa ku dhacay baras, oo waxay u caddaatay sida barafka cad oo kale. Markaasaa Haaruun fiiriyey Maryan oo wuxuu arkay inay baras qabto.
Square Portrait Landscape 4K UHD
Markaasaa Haaruun Muuse ku yidhi, Sayidkaygiiyow, waan ku baryayaaye, wixii aannu nacasnimada u samaynay iyo wixii aannu ku dembaabnay aawadood dembi ha noo saarin.
Square Portrait Landscape 4K UHD
Waan ku baryayaaye, yaanay ahaan sidii mid dhintay oo kale oo jidhkiisii badh baabba'san yahay markuu uurkii hooyadiis ka soo baxay.
Square Portrait Landscape 4K UHD
Markaasaa Muuse Rabbiga u qayliyey, oo wuxuu ku yidhi, Ilaahow, waan ku baryayaaye, iyada bogsii.
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo Rabbigu wuxuu Muuse ku yidhi, Haddii aabbeheed wejiga kaga candhuufo sow ma ay ceebowdeen intii toddoba maalmood ah? Haddaba xerada ha laga saaro intii toddoba maalmood ah, oo markaas dabadeedna ha la soo celiyo.
Square Portrait Landscape 4K UHD
Kolkaasaa Maryan xerada dibadda looga xidhay, oo dadkiina ma guurin ilamaa Maryan mar kale la soo celiyey.
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo dabadeedna dadkii Xaseerood way ka guureen, oo waxay degeen cidladii Faaraan.
Available Bible Translations
Numbers 12 (ASV) »
Numbers 12 (KJV) »
Numbers 12 (GW) »
Numbers 12 (BSB) »
Numbers 12 (WEB) »
Nombres 12 (LSG) »
Numeri 12 (LUTH1912) »
गिनती 12 (HINIRV) »
ਗਿਣਤੀ 12 (PANIRV) »
গননা 12 (BENIRV) »
எண்ணாகமம் 12 (TAMIRV) »
गणना 12 (MARIRV) »
సంఖ్యాకాండం 12 (TELIRV) »
ગણના 12 (GUJIRV) »
ಅರಣ್ಯಕಾಂಡ 12 (KANIRV) »
اَلْعَدَد 12 (AVD) »
במדבר 12 (HEB) »
Dân Số 12 (VIE) »
Números 12 (RVA) »
Numeri 12 (RIV) »
民 数 记 12 (CUVS) »
民 數 記 12 (CUVT) »
Numrat 12 (ALB) »
4 Mosebok 12 (SV1917) »
Числа 12 (RUSV) »
Числа 12 (UKR) »
4 Mózes 12 (KAR) »
Числа 12 (BULG) »
民数記 12 (JPN) »
4 Mosebok 12 (NORSK) »
Hesabu 12 (SWHULB) »
Liczb 12 (POLUBG) »
Numberi 12 (NLD) »
4 Mosebog 12 (DA1871) »