Taariikhdii Labaad 18:22 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Taariikhdii Labaad 18:22 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Taariikhdii Labaad 18:22 SOM - Haddaba bal eeg, Rabbigu afka nebiyadaadan wuxuu - Bible Verse Picture

Taariikhdii Labaad 18:22 SOM

Haddaba bal eeg, Rabbigu afka nebiyadaadan wuxuu geliyey ruux beenlow ah, oo Rabbigu wuxuu kaa sheegay wax belaayo ah.

View New Tab


Social Share Icons

X
Tumblr
Pinterest
LinkedIn
WhatsApp
Threads

Taariikhdii Labaad 18:22 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Taariikhdii Labaad 18:22 SOM - Haddaba bal eeg, Rabbigu afka nebiyadaadan wuxuu - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Taariikhdii Labaad 18:22 SOM - Haddaba bal eeg, Rabbigu afka nebiyadaadan wuxuu - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Taariikhdii Labaad 18:22 SOM - Haddaba bal eeg, Rabbigu afka nebiyadaadan wuxuu - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Taariikhdii Labaad 18:22 SOM - Haddaba bal eeg, Rabbigu afka nebiyadaadan wuxuu - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Taariikhdii Labaad 18:22 SOM - Haddaba bal eeg, Rabbigu afka nebiyadaadan wuxuu - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Taariikhdii Labaad 18:22 SOM - Haddaba bal eeg, Rabbigu afka nebiyadaadan wuxuu - Bible Verse Picture
View New Tab

Taariikhdii Labaad 18:22 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Taariikhdii Labaad 18:22 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Ishacyaah 19:14 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 19:14 (SOM) »
Oo Rabbigu wuxuu ku dhex qasay wareer, oo iyana waxay Masar shuqulladeedii oo dhan ugu qaldeen sida nin sakhraanu mantaggiisa ugu dhacdhaco oo kale.

Yexesqeel 14:9 SOM Bible Verse Image
Yexesqeel 14:9 (SOM) »
Oo haddii nebi intuu wax ku hadlo la khiyaaneeyo, nebigaas aniga Rabbiga ah ayaa khiyaaneeyey, oo gacantaydaan ku soo kor fidin doonaa, oo dadkayga reer binu Israa'iil dhexdiisa ayaan ka baabbi'in doonaa.

Ayuub 12:16 SOM Bible Verse Image
Ayuub 12:16 (SOM) »
Xoog iyo xigmaduba isagay la jiraan, Oo kan la khiyaaneeyey iyo kan wax khiyaaneeyaba isagaa iska leh.

Matayos 24:24 SOM Bible Verse Image
Matayos 24:24 (SOM) »
Waayo, waxaa kici doona Masiixyo been ah iyo nebiyo been ah, oo waxay samayn doonaan calaamooyin waaweyn iyo yaabab, si ay xataa kuwa la doortay u khiyaaneeyaan hadday u suurtowdo.

Miikaah 2:3 SOM Bible Verse Image
Miikaah 2:3 (SOM) »
Haddaba sidaas daraaddeed Rabbigu wuxuu leeyahay, Bal eega, waxaan hindisay belaayo qoyskan ka gees ah, taas oo aydaan surkiinna kala bixi doonin, oo weliba si kibir leh uma socon doontaan, waayo, waa wakhti xun.

Yexesqeel 14:3 SOM Bible Verse Image
Yexesqeel 14:3 (SOM) »
Wiilka Aadamow, nimankanu qalbigooday sanamyadoodii dabaggeliyeen, oo wejigoodana waxay hor dhigeen waxa ay ku turunturoodaan ee xumaantooda ah. Haddaba miyey waajib igu tahay inaan u jawaabo markay wax i weyddiistaan?

Yeremyaah 18:11 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 18:11 (SOM) »
Haddaba sidaas daraaddeed tag, oo waxaad la hadashaa dadka dalka Yahuudah iyo kuwa Yeruusaalem deggan, oo waxaad ku tidhaahdaa, Rabbigu wuxuu leeyahay, Bal ogaada, anigu masiibaan idiin qabanqaabinayaa, oo hindisaan idiin hindisayaa. Haddaba midkiin kastaaba jidkiisa sharka ah ha ka soo noqdo, oo jidadkiinna iyo falimihiinnaba wanaajiya.

1 Timoteyos 4:1 SOM Bible Verse Image
1 Timoteyos 4:1 (SOM) »
Laakiin Ruuxu bayaan buu u sheegayaa in wakhtiga ugu dambaysta qaar ka fogaan doono iimaanka, iyagoo dhegaysanaya ruuxaxa khiyaaneeya iyo cilmiyada jinniyada,

Ishacyaah 3:11 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 3:11 (SOM) »
Waxaa hoogay kan sharka ah, waayo, belaayaa ku dhici doonta, oo waxaa loo samayn doonaa wixii gacmihiisu sameeyeen oo kale.

Taariikhdii Labaad 25:18 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 25:18 (SOM) »
Kolkaasaa Yoo'aash oo ahaa boqorkii dalka Israa'iil u cid diray Amasyaah oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah, oo wuxuu ku yidhi, Yamaaruggii Lubnaan ku yiil wuxuu u cid diray geedkii kedarka ah oo Lubnaan ku yiil, oo wuxuu ku yidhi, Gabadhaada sii wiilkaygu ha guursadee, oo waxaa halkaas soo maray bahal Lubnaan joogay, markaasuu yamaaruggii ku joogsaday.

Taariikhdii Labaad 18:7 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 18:7 (SOM) »
Markaasaa boqorkii dalka Israa'iil wuxuu Yehooshaafaad ku yidhi, Weli waxaa jira nin kale oo aan Rabbiga wax ka weyddiin karno, laakiinse isaga waan nebcahay, waayo, isagu marnaba wax wanaagsan igama sheego, illowse had iyo goorba wax xun buu iga sheegaa. Kaasu waa Miikayhuu ina Yimlaah. Markaasaa Yehooshaafaad wuxuu yidhi, Boqorow, saas ha odhan.

Taariikhdii Labaad 18:17 SOM Bible Verse Image
Taariikhdii Labaad 18:17 (SOM) »
Markaasaa boqorkii dalka Israa'iil Yehooshaafaad ku yidhi, Miyaanan kuu sheegin inuusan wax wanaagsan iga sii sheegayn wax shar ah mooyaane?

Available Bible Translations

American Standard Version
2 Chronicles 18:22 (ASV) »
GOD’S WORD® (GW)
2 Chronicles 18:22 (GW) »
World English Bible
2 Chronicles 18:22 (WEB) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
2 इतिहास 18:22 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
2 ਇਤਿਹਾਸ 18:22 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
2 বংশাৱলি 18:22 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
2 நாளாகமம் 18:22 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
2 इतिहास 18:22 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
2 దినవృత్తాంతాలు 18:22 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
2 કાળવૃતાંત 18:22 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
2 ಪೂರ್ವಕಾಲವೃತ್ತಾಂತ 18:22 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
٢ أخبار 18:22 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
דברי הימים ב 18:22 (HEB) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
2 Sử Ký 18:22 (VIE) »
Reina Valera Antigua
2 Crónicas 18:22 (RVA) »
圣 经 简体中文和合本
历 代 志 下 18:22 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
歷 代 志 下 18:22 (CUVT) »
Библия на русском
2 Паралипоменон 18:22 (RUSV) »
Українська Біблія
2 хроніки 18:22 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
2 Krónika 18:22 (KAR) »
Българска Библия
2 Летописи 18:22 (BULG) »
De Heilige Schrift
2 Kronieken 18:22 (NLD) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »