Taariikhdii Labaad Chapter 7 Verse 10 SOM
Taariikhdii Labaad 7:10 SOM Bible Verse Picture Image
Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Taariikhdii Labaad 7:10 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.
Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International
Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.
You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:
- You must give Attribution to the work.
- You do not sell this work for a profit.
- You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.
Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.
This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:
- You include the above copyright and source information.
- You do not sell this work for a profit.
- You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures
Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.
Taariikhdii Labaad 7:10 SOM
Oo bishii toddobaad maalinteedii saddex iyo labaatanaad ayuu dadkii u kala diray teendhooyinkoodii iyagoo faraxsan oo qalbiga kaga rayraynaya wanaaggii uu Rabbigu u sameeyey Daa'uud iyo Sulaymaan iyo dadkiisii reer binu Israa'iilba.
View New TabSocial Share Icons
Taariikhdii Labaad 7:10 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.
Taariikhdii Labaad 7:10 Bible Cross References
This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Taariikhdii Labaad 7:10 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Boqorradii Kowaad 8:66 (SOM) »
Oo maalintii siddeedaad ayuu dadkii diray, oo iyana intay boqorkii u duceeyeen ayay teendhooyinkoodii tageen iyagoo faraxsan oo qalbigoodu kaga rayraynaya wanaaggii oo dhan oo uu Rabbigu u sameeyey addoonkiisii Daa'uud iyo dadkiisii reer binu Israa'iilba.

Sabuurradii 105:3 (SOM) »
Ku faana magiciisa quduuska ah, Kuwa Rabbiga doondoona qalbigoodu ha reyreeyo.

Nexemyaah 8:10 (SOM) »
Oo haddana wuxuu iyagii ku yidhi, Taga, oo baruurta cuna, oo wax macaan cabba, oo kii aan wax u diyaarsanaynna qayb u dira, waayo, maanta waxay Rabbigeenna u tahay maalin quduus ah, hana murugoonina, waayo, idinka waxaa xoog idiin ah farxadda Rabbiga.

Taariikhdii Labaad 6:41 (SOM) »
Haddaba sidaas daraaddeed Rabbiyow, Ilaahow, sara joogso oo gal meeshaada nasashada, adiga iyo sanduuqa xooggaaguba. Rabbiyow, Ilaahow, wadaaddadaadu badbaado ha huwaadeen, oo quduusiintaaduna wanaag ha ku farxeen.

Taariikhdii Labaad 29:36 (SOM) »
Oo Xisqiyaah iyo dadkii oo dhammuba aad bay ugu reyreeyeen wixii Ilaah dadka u diyaariyey aawadood, waayo, xaalkaas waxaa lagu sameeyey si kedis ah.

Taariikhdii Labaad 30:26 (SOM) »
Oo Yeruusaalem waxaa jirtay farxad weyn, waayo, taasoo kale kama ay dhicin Yeruusaalem tan iyo wakhtigii Sulaymaan ina Daa'uud uu boqor dalka Israa'iil ka ahaa.

Sharciga Kunoqoshadiisa 12:7 (SOM) »
Oo waxyaalahaas waa inaad halkaas ku cuntaan Rabbiga Ilaahiinna ah hortiisa, oo wax alla wixii aad gacanta ku qabataan oo uu Rabbiga Ilaahiinna ahu idinku barakeeyey waa inaad ku faraxdaan idinka iyo reerihiinnuba.

Sharciga Kunoqoshadiisa 12:18 (SOM) »
laakiinse iyaga waa inaad ku cuntaan Rabbiga Ilaahiinna ah hortiisa taasoo ah meesha Rabbiga Ilaahiinna ahu dooranayo. Midkiin kasta iyo wiilkiisa iyo gabadhiisa, iyo addoonkiisa iyo addoontiisa, iyo ka reer Laawi oo irdihiisa ku jira, meeshaas ha ku cuneen, oo idinkoo Rabbiga hor jooga waa inaad ku faraxdaan wax alla wixii aad gacanta ku qabataanba.

Sharciga Kunoqoshadiisa 16:14 (SOM) »
Oo midkiin kasta iyo wiilkiisa, iyo gabadhiisa, iyo addoonkiisa, iyo addoontiisa, iyo ka reer Laawi, iyo qariibka, iyo agoonta, iyo carmalka irdahooda ku jiraaba waa inay ku wada farxaan iiddiinna.

Sharciga Kunoqoshadiisa 12:12 (SOM) »
Oo Rabbiga Ilaahiinna ah hortiisa waa inaad ku faraxdaan, idinka iyo wiilashiinna, iyo gabdhihiinna, iyo addoommadiinna lab, iyo addoommihiinna dhaddig, iyo ka reer Laawi oo ku jira irdihiinna, maxaa yeelay, isagu idinlama laha qayb iyo dhaxal toona.

Sharciga Kunoqoshadiisa 16:11 (SOM) »
Midkiin kasta iyo wiilkiisa, iyo gabadhiisa, iyo addoonkiisa, iyo addoontiisa, iyo kii reer Laawi oo irdihiisa ku jira, iyo qariibka, iyo agoonta iyo carmalka idin dhex joogaaba waa inay ku wada farxaan Rabbiga Ilaahooda ah hortiisa taasoo ah meesha Rabbiga Ilaahooda ahu uu u dooranayo inuu magiciisa dhigo.
Available Bible Translations
2 Chronicles 7:10 (ASV) »
2 Chronicles 7:10 (KJV) »
2 Chronicles 7:10 (GW) »
2 Chronicles 7:10 (BSB) »
2 Chronicles 7:10 (WEB) »
2 Chroniques 7:10 (LSG) »
2 Chronik 7:10 (LUTH1912) »
2 इतिहास 7:10 (HINIRV) »
2 ਇਤਿਹਾਸ 7:10 (PANIRV) »
2 বংশাৱলি 7:10 (BENIRV) »
2 நாளாகமம் 7:10 (TAMIRV) »
2 इतिहास 7:10 (MARIRV) »
2 దినవృత్తాంతాలు 7:10 (TELIRV) »
2 કાળવૃતાંત 7:10 (GUJIRV) »
2 ಪೂರ್ವಕಾಲವೃತ್ತಾಂತ 7:10 (KANIRV) »
٢ أخبار 7:10 (AVD) »
דברי הימים ב 7:10 (HEB) »
2 Sử Ký 7:10 (VIE) »
2 Crónicas 7:10 (RVA) »
2 Cronache 7:10 (RIV) »
历 代 志 下 7:10 (CUVS) »
歷 代 志 下 7:10 (CUVT) »
2 Kronikave 7:10 (ALB) »
2 Krönikeboken 7:10 (SV1917) »
2 Паралипоменон 7:10 (RUSV) »
2 хроніки 7:10 (UKR) »
2 Krónika 7:10 (KAR) »
2 Летописи 7:10 (BULG) »
歴代志下 7:10 (JPN) »
2 Krønikebok 7:10 (NORSK) »
2 Nyakati 7:10 (SWHULB) »
2 Kronik 7:10 (POLUBG) »
2 Kronieken 7:10 (NLD) »
2 Krønikebog 7:10 (DA1871) »
Taariikhdii Labaad 7 (SOM) Verse Selection
SOM Bible Book Selection List
Popular Bible Verses by Topic
Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic
Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness WordView All Bible Topics »







