Hoosheeca 9:4 SOM Bible Verse Picture Image

Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Hoosheeca 9:4 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.

Hoosheeca 9:4 SOM - Iyagu Rabbiga uma ay shubi doonaan qurbaanno - Bible Verse Picture

Hoosheeca 9:4 SOM

Iyagu Rabbiga uma ay shubi doonaan qurbaanno khamri ah, oo isagana kama ay farxin doonaan. Allabaryadoodu waxay iyaga ula mid noqon doonaan sida cuntada kuwa baroorta. In alla intii wax ka cuntaana way wada nijaasoobi doonaan, waayo, cuntadoodu waxay ahaan doontaa mid ay nafsadoodu u hamuunta, oo sooma ay geli doonto guriga Rabbiga.

View New Tab


Social Share Icons

X
Tumblr
Pinterest
LinkedIn
WhatsApp
Threads

Hoosheeca 9:4 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.

Additional Bible Verse Images

Picture 02 - Hoosheeca 9:4 SOM - Iyagu Rabbiga uma ay shubi doonaan qurbaanno - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 03 - Hoosheeca 9:4 SOM - Iyagu Rabbiga uma ay shubi doonaan qurbaanno - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 04 - Hoosheeca 9:4 SOM - Iyagu Rabbiga uma ay shubi doonaan qurbaanno - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 05 - Hoosheeca 9:4 SOM - Iyagu Rabbiga uma ay shubi doonaan qurbaanno - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 06 - Hoosheeca 9:4 SOM - Iyagu Rabbiga uma ay shubi doonaan qurbaanno - Bible Verse Picture
View New Tab
Picture 07 - Hoosheeca 9:4 SOM - Iyagu Rabbiga uma ay shubi doonaan qurbaanno - Bible Verse Picture
View New Tab

Hoosheeca 9:4 Bible Cross References

This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Hoosheeca 9:4 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Sharciga Kunoqoshadiisa 26:14 SOM Bible Verse Image
Sharciga Kunoqoshadiisa 26:14 (SOM) »
Oo iyaga wax kama cunin anoo barooranaya, waxna kama qaadan anigoo nijaas ah, qof dhintayna wax ugama siin. Waan dhegaystay codkii Rabbiga Ilaahayga ah, oo waxaan sameeyey wixii aad igu amartay oo dhan.

Yeremyaah 6:20 SOM Bible Verse Image
Yeremyaah 6:20 (SOM) »
Fooxa Shebaa ka yimid iyo qasabka macaan ee dal fog laga keenay maxay ii taraan? Qurbaannadiinna la gubo aqbali maayo, oo allabaryadiinnuna iga farxin maayaan.

Hoosheeca 8:13 SOM Bible Verse Image
Hoosheeca 8:13 (SOM) »
Oo weliba allabaryadii qurbaannadayda ahaana waxay ku allabaryaan hilib, wayna iska cunaan, laakiinse Rabbigu iyaga ma aqbalo. Haatan wuu soo xusuusan doonaa xumaantoodii, oo dembiyadoodiina wuu ciqaabi doonaa, oo Masar bay ku noqon doonaan.

Yexesqeel 24:17 SOM Bible Verse Image
Yexesqeel 24:17 (SOM) »
Taah, laakiin si aamusan u taah, oo baroorasho kuwii dhintay loo baroorto ha u barooran. Duubkaaga madaxa ku duubo, oo kabaha gasho, oo bushimahaagana ha daboolin, oo kibista dadkana innaba ha cunin.

Hoosheeca 3:4 SOM Bible Verse Image
Hoosheeca 3:4 (SOM) »
Waayo, dadka Israa'iil wakhti dheer bay joogi doonaan boqorla'aan, iyo amiirla'aan, allabarila'aan, iyo tiirla'aan, eefodla'aan, iyo teraafiimla'aan.

Ishacyaah 57:6 SOM Bible Verse Image
Ishacyaah 57:6 (SOM) »
Qaybtaadu waxay dhex taallaa dhagaxyada siman oo dooxada dhex yaal, oo iyaga qudhoodu waa qaybtaada, waayo, iyagaad qurbaan cabniin ah u daadisay, oo iyagaad qurbaan u bixisay. Haddaba bal miyaan waxyaalahaas raalli ka noqon doonaa?

Nexemyaah 8:9 SOM Bible Verse Image
Nexemyaah 8:9 (SOM) »
Markaasaa Nexemyaah oo taliyaha ahaa, iyo wadaadkii Cesraa oo karraaniga ahaa, iyo kuwii reer Laawi oo dadka wax bari jiray, waxay dadkii oo dhan ku wada yidhaahdeen, Maanta waxay Rabbiga Ilaahiinna ah u tahay maalin quduus ah, haddaba ha barooranina, hana ooyina, maxaa yeelay, dadkii oo dhammu way wada ooyeen markay maqleen erayadii sharciga.

Baxniintii 40:23 SOM Bible Verse Image
Baxniintii 40:23 (SOM) »
Oo intuu Rabbiga hor dhigay ayuu kibistii hagaajiyey, sidii Rabbigu Muuse ku amray.

Laawiyiintii 21:6 SOM Bible Verse Image
Laawiyiintii 21:6 (SOM) »
Iyagu waa inay Ilaahooda quduus u ahaadaan, oo ayan wax nijaas ah ka sheegin magaca Ilaahooda, waayo, iyagu waxay bixiyaan qurbaannadii Rabbiga ee dabka lagu sameeyo oo ah cuntada Ilaahooda, oo sidaas daraaddeed waa inay quduus ahaadaan.

Laawiyiintii 21:8 SOM Bible Verse Image
Laawiyiintii 21:8 (SOM) »
Haddaba sidaas daraaddeed waa inaad isaga quduus ka dhigtaa, waayo, isagu wuxuu bixiyaa cuntada Ilaahaaga, oo isagu waa inuu quduus kuu ahaadaa, waayo, anba quduus baan ahay, anigoo ah Rabbiga quduus idinka dhiga.

Yooxanaa 6:51 SOM Bible Verse Image
Yooxanaa 6:51 (SOM) »
Anigu waxaan ahay kibista nool ee samada ka soo degtay. Haddii qof uun kibistan cuno, weligiis wuu noolaan doonaa. Oo kibistaan siin doonaa waa jidhkayga, nolosha dunida aawadeed.

Laawiyiintii 21:21 SOM Bible Verse Image
Laawiyiintii 21:21 (SOM) »
Wadaadka Haaruun ah nin alla ninkii farcankiisa ka mid ahu isagoo iin leh waa inuusan u soo dhowaan inuu bixiyo qurbaannada Rabbiga oo dabka lagu sameeyo, waayo, isagu iin buu leeyahay, oo waa inuusan u soo dhowaan inuu cuntada Ilaahiisa bixiyo.

Available Bible Translations

American Standard Version
Hosea 9:4 (ASV) »
King James Version
Hosea 9:4 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Hosea 9:4 (GW) »
World English Bible
Hosea 9:4 (WEB) »
Louis Segond 1910
Osée 9:4 (LSG) »
Luther Bibel 1912
Hosea 9:4 (LUTH1912) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
होशे 9:4 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਹੋਸ਼ੇਆ 9:4 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
হোচেয়া 9:4 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
ஓசியா 9:4 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
होशेय 9:4 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
హోషేయ 9:4 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
હોશિયા 9:4 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ಹೋಶೇಯನು 9:4 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
هُوشَع 9:4 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
הושע 9:4 (HEB) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
Hô-sê-a 9:4 (VIE) »
Reina Valera Antigua
Oseas 9:4 (RVA) »
La Sacra Bibbia
Osea 9:4 (RIV) »
圣 经 简体中文和合本
何 西 阿 书 9:4 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
何 西 阿 書 9:4 (CUVT) »
Bibla e Shenjtë
Osea 9:4 (ALB) »
Svenska Bibeln 1917
Hosea 9:4 (SV1917) »
Библия на русском
Осия 9:4 (RUSV) »
Українська Біблія
Осія 9:4 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
Hóseás 9:4 (KAR) »
Българска Библия
Осия 9:4 (BULG) »
Det Norsk Bibel
Hosea 9:4 (NORSK) »
Biblia Takatifu
Hosea 9:4 (SWHULB) »
De Heilige Schrift
Hosea 9:4 (NLD) »
Dansk Bibel 1871
Hoseas 9:4 (DA1871) »

SOM Bible Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters

Popular Bible Verses by Topic

Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic

Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness Word

View All Bible Topics »