Ishacyaah Chapter 50 Verse 2 SOM
Ishacyaah 50:2 SOM Bible Verse Picture Image
Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Ishacyaah 50:2 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.
Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International
Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.
You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:
- You must give Attribution to the work.
- You do not sell this work for a profit.
- You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.
Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.
This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:
- You include the above copyright and source information.
- You do not sell this work for a profit.
- You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures
Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.
Ishacyaah 50:2 SOM
Haddaba markaan imid, muxuu ninna u jirin? Oo markaan dhawaaqayse maxaa la iigu jawaabi waayay? Miyaa innaba gacantaydu gaaban tahay si ayan wax u furan karin? Amase miyaanan lahayn xoog aan wax ku samatabbixiyo? Bal eega, canaantayda ayaan badda ku engejiyaa, oo webiyaashana cidlo baan ka dhigaa. Kalluunkoodu biyola'aan aawadeed buu la soo uraa, oo oon buu u dhintaa.
View New TabSocial Share Icons
Ishacyaah 50:2 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.
Ishacyaah 50:2 Bible Cross References
This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Ishacyaah 50:2 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Ishacyaah 59:1 (SOM) »
Bal eega, Rabbiga gacantiisu inay wax badbaadiso kama gaabna, oo dhegihiisuna inay wax maqlaan kama awdna,

Tirintii 11:23 (SOM) »
Markaasaa Rabbigu Muuse ku yidhi, War ma gacantii Rabbigaa gaabatay? Haddaba waad arki doontaa bal in eraygaygu rumoobayo iyo in kale.

Ishacyaah 66:4 (SOM) »
Anna waxaan dooran doonaa dhibaatooyinkooda, oo waxay ka cabsadaanna waan ku soo kor dayn doonaa, maxaa yeelay, markaan u yeedhay, innaba cidina iima jawaabin, oo markaan la hadlayna, ima ay maqlin, laakiinse wax indhahayga hortooda shar ku ahaa bay sameeyeen, oo waxay doorteen wax aanan ku farxin.

Yashuuca 3:16 (SOM) »
ayay biyaha kor ka imanayay istaageen, iyagoo tuulan, oo meel aad u fog bay istaageen oo u dhow magaalada la yidhaahdo Aadaam oo ku ag taal Saaretaan. Kuwii hoos u kacay xagga badda Caraabaah, taasoo ah Badda Cusbada leh, iyana kulligood waa go'een; oo dadkii wuxuu u gudbay meel ku toosan Yerixoo.

Bilowgii 18:14 (SOM) »
Ma wax Rabbiga ku adag baa jira? Wakhtigii la ballamay baan kugu soo noqon doonaa, markii xilligu soo wareego, oo Saarah wiil bay dhali doontaa.

Baxniintii 14:21 (SOM) »
Markaasaa Muuse gacantii baddii ku kor fidiyey, oo habeenkii oo dhan Rabbigu wuxuu baddii dib ugu celiyey dabayl xoog badan oo bari ka timid, oo wuxuu baddii ka dhigay dhul engegan, oo biyihiina way kala go'een.

Baxniintii 7:18 (SOM) »
Oo kalluunka biyaha ku jiraana way wada bakhtiyi doonaan, markaasaa webigu soo uri doonaa; kolkaasaa Masriyiintu aad u nebcaan doonaan inay webiga biyo ka cabbaan.

Ishacyaah 42:15 (SOM) »
Waxaan baabbi'in doonaa buuro iyo kuro, oo geedaha yaryar oo dhanna waan wada qallajin doonaa, oo durdurradana waxaan ka dhigi doonaa gasiirado, oo balliyadana waan engejin doonaa.

Ishacyaah 65:12 (SOM) »
waxaan idinka dhigi doonaa kuwa seefta ku le'da, oo dhammaantiinna waxaad u wada foororsan doontaan in laydin gowraco, maxaa yeelay, markaan idiin yeedhay iima aydaan jawaabin, oo markaan idinla hadlayna, ima aydaan maqlin, laakiinse wax indhahayga hortooda shar ku ahaa baad samayseen, oo waxaad doorateen wax aanan ku farxin.

Baxniintii 7:21 (SOM) »
Kalluunkii webiga ku jirayna way wada bakhtiyeen; webigiina waa uray, Masriyiintiina biyo way ka cabbi kari waayeen webigii; dhulkii Masar oo dhammuna wuxuu noqday dhiig miidhan.

Maahmaahyadii 1:24 (SOM) »
Anigu waan idiin yeedhay, laakiinse waad i diiddeen; Oo anigu gacantaydaan soo fidiyey, oo ninnana dan kama yeelan;

Ishacyaah 59:16 (SOM) »
Wuxuuna arkay inaan ninna la arag, oo inaan dhexdhexaadiye la arag wuu ka yaabay, sidaas daraaddeed gacantiisa ayaa isaga badbaado u keentay, oo xaqnimadiisii ayaa tiirisay.
Available Bible Translations
Isaiah 50:2 (ASV) »
Isaiah 50:2 (KJV) »
Isaiah 50:2 (GW) »
Isaiah 50:2 (BSB) »
Isaiah 50:2 (WEB) »
Ésaïe 50:2 (LSG) »
Jesaja 50:2 (LUTH1912) »
यशायाह 50:2 (HINIRV) »
ਯਸਾਯਾਹ 50:2 (PANIRV) »
যিচয়া 50:2 (BENIRV) »
ஏசாயா 50:2 (TAMIRV) »
यशया 50:2 (MARIRV) »
యెషయా 50:2 (TELIRV) »
યશાયા 50:2 (GUJIRV) »
ಯೆಶಾಯನು 50:2 (KANIRV) »
إِشَعْيَاءَ 50:2 (AVD) »
ישעיה 50:2 (HEB) »
I-sai-a 50:2 (VIE) »
Isaías 50:2 (RVA) »
Isaia 50:2 (RIV) »
以 赛 亚 书 50:2 (CUVS) »
以 賽 亞 書 50:2 (CUVT) »
Isaia 50:2 (ALB) »
Jesaja 50:2 (SV1917) »
Исаия 50:2 (RUSV) »
Ісая 50:2 (UKR) »
Ézsaiás 50:2 (KAR) »
Исая 50:2 (BULG) »
イザヤ書 50:2 (JPN) »
Jesaja 50:2 (NORSK) »
Isaya 50:2 (SWHULB) »
Izajasza 50:2 (POLUBG) »
Jesaja 50:2 (NLD) »
Esajas 50:2 (DA1871) »
Ishacyaah 50 (SOM) Verse Selection
SOM Bible Book Selection List
Popular Bible Verses by Topic
Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic
Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness WordView All Bible Topics »






