Yeremyaah Chapter 7 Verse 20 SOM
Yeremyaah 7:20 SOM Bible Verse Picture Image
Inspirational bible verses with beautiful images and backgrounds. Download Yeremyaah 7:20 SOM Bible verse images and share with your friends and family on social media. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.
Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International
Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.
You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:
- You must give Attribution to the work.
- You do not sell this work for a profit.
- You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.
Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.
This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:
- You include the above copyright and source information.
- You do not sell this work for a profit.
- You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures
Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.
Yeremyaah 7:20 SOM
Sidaas daraaddeed Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Bal ogaada, xanaaqayga iyo cadhadayda ayaan ku soo dejin doonaa meeshan iyo dadka iyo duunyada, iyo dhirta duurka, iyo midhaha dhulkaba. Cadhadaydu way wada gubi doontaa oo lamana demin doono.
View New TabSocial Share Icons
Yeremyaah 7:20 SOM Bible verse pictures with quotes are generated using nature backgrounds and scenic photos.
Yeremyaah 7:20 Bible Cross References
This cross-reference page section has been added with the hope of bringing in-depth meaning and understanding to the Scriptures. The cross references below can help identify similarities between Bible passages. The verses below have been identified in our system as verses related to Yeremyaah 7:20 SOM. Please click on any image below to navigate to that specific Bible verse page.

Yeremyaah 42:18 (SOM) »
Waayo, Rabbiga ciidammada oo ah Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu leeyahay, Sidii xanaaqaygii iyo cadhadaydii ay kuwii Yeruusaalem degganaa ugu dheceen oo kale ayaa cadhadaydu idiinku dhici doonta markaad dalka Masar gashaan, oo weliba waxaad wada noqon doontaan wax aad loo karho, iyo wax laga yaabo, iyo inkaar, iyo cay, oo meeshanna mar dambe ma aad arki doontaan innaba.

Ishacyaah 42:25 (SOM) »
Sidaas daraaddeed wuxuu dadka ku sii daayay cadhadiisii aad u kululayd, iyo xooggii dagaalka, oo hareerahooda oo dhanna dab baa lagu shiday, laakiinse way garan waayeen, waana la gubay, illowse innaba qalbiga ma gelin.

Baroorashadii Yeremyaah 2:3 (SOM) »
Wuxuu cadhadiisii kululayd ku gooyay geeskii dadka Israa'iil oo dhan. Oo gacantiisii midigna wuu ka soo ceshaday cadowga hortiisii, Dadka Yacquubna wuxuu u gubay sidii dab ololaya oo baabbi'iya waxaa hareerihiisa yaal oo dhan.

Yeremyaah 17:27 (SOM) »
Laakiinse haddaad i maqli weydaan inaad maalinta sabtida quduus ka dhigtaan, iyo inaydaan maalinta sabtida rar qaadin markaad irdaha Yeruusaalem soo gelaysaan, markaas anigu dab baan ku sii dayn doonaa irdaheeda, oo isna wuxuu baabbi'in doonaa daaraha waaweyn oo Yeruusaalem, oo innaba lama demin doono.

Baroorashadii Yeremyaah 4:11 (SOM) »
Rabbigu cadhadiisii buu sii daayay, oo xanaaqiisii kululaa wuu daadiyey. Siyoonna dab buu ka dhex shiday oo aasaaskeedii wuu baabbi'iyey.

Yexesqeel 22:22 (SOM) »
Sida lacagta foornada dhexdeeda loogu dhalaaliyo ayaad dhexdeeda ugu wada dhalaali doontaan, oo waxaad ogaan doontaan in aniga Rabbiga ahu aan cadhadaydii idinku kor shubay.

Naxuum 1:6 (SOM) »
Bal yaa dhirifkiisa is-hor taagi kara? Oo bal yaa u adkaysan kara kulaylka cadhadiisa? Cadhadiisu waa u daadatay sidii dab oo kale, oo dhagaxyada waaweynna isagaa kala dildillaacshay.

Yeremyaah 44:6 (SOM) »
Oo sidaas daraaddeed ayaa cadhadaydii iyo xanaaqaygiiba waxay ku soo dheceen oo ay ku ololeen magaalooyinkii dalka Yahuudah iyo jidadkii Yeruusaalemba, oo iyana haatan waa cidla iyo baabba' siday maantadan tahay.

Yeremyaah 4:23 (SOM) »
Bal eega, dhulkaan fiiriyey, oo waxaan arkay inuusan qaab lahayn oo uu madhan yahay, oo haddana samooyinkaan fiiriyey, oo iyana innaba iftiin ma ay lahayn.

Yeremyaah 12:4 (SOM) »
Ilaa goormuu dalku sii barooranayaa, oo uu waddanka oo dhan dooggiisu engegayaa? Xumaanta kuwa dhex deggan aawadeed ayaa xayawaankii iyo shimbirrihiiba wada baabbe'een, maxaa yeelay, dadku waxay yidhaahdeen, Isagu ugudambaystayada ma uu arki doono.

Yeremyaah 9:10 (SOM) »
Waxaan oohin iyo baroor kor ugu qaadi doonaa buuraha aawadood, oo daaqsimaha cidladana waan u barooran doonaa, maxaa yeelay, way gubteen si aan ciduna u dhex marin. Oo ninna codkii lo'da kama maqli karo, haaddii samada iyo dugaaggiiba way carareen oo way tageen.

Muujintii 16:1 (SOM) »
Markaasaan maqlay cod weyn oo macbudkii ka yeedhaya, oo toddobadii malaa'igood ku leh, Taga, oo toddobada fijaan oo cadhada Ilaah ku jirto dhulka ku shuba.
Available Bible Translations
Jeremiah 7:20 (ASV) »
Jeremiah 7:20 (KJV) »
Jeremiah 7:20 (GW) »
Jeremiah 7:20 (BSB) »
Jeremiah 7:20 (WEB) »
Jérémie 7:20 (LSG) »
Jeremia 7:20 (LUTH1912) »
यिर्मयाह 7:20 (HINIRV) »
ਯਿਰਮਿਯਾਹ 7:20 (PANIRV) »
যিৰিমিয়া 7:20 (BENIRV) »
எரேமியா 7:20 (TAMIRV) »
यिर्मया 7:20 (MARIRV) »
యిర్మీయా 7:20 (TELIRV) »
યર્મિયા 7:20 (GUJIRV) »
ಯೆರೆಮೀಯನು 7:20 (KANIRV) »
إِرْمِيَا 7:20 (AVD) »
ירמיה 7:20 (HEB) »
Giê-rê-mi-a 7:20 (VIE) »
Jeremías 7:20 (RVA) »
Geremia 7:20 (RIV) »
耶 利 米 书 7:20 (CUVS) »
耶 利 米 書 7:20 (CUVT) »
Jeremia 7:20 (ALB) »
Jeremia 7:20 (SV1917) »
Иеремия 7:20 (RUSV) »
Єремія 7:20 (UKR) »
Jeremiás 7:20 (KAR) »
Еремия 7:20 (BULG) »
エレミヤ書 7:20 (JPN) »
Jeremia 7:20 (NORSK) »
Yeremia 7:20 (SWHULB) »
Jeremiasza 7:20 (POLUBG) »
Jeremia 7:20 (NLD) »
Jeremias 7:20 (DA1871) »
Yeremyaah 7 (SOM) Verse Selection
SOM Bible Book Selection List
Popular Bible Verses by Topic
Searching for the most powerful Bible verses? We offer beautiful, inspirational Bible verse pictures and images by topic. Choose from popular Bible verse topics. Select any popular Bible topic below or you can view the complete list: Bible Verse Pictures by Topic
Abundance Blessed Comfort Courage Enemies Eternal Life Fear God Grace Heart Help Hope Jesus Joy Life Light Longsuffering Love Patience Peace Power Purpose Redeemer Salvation Sanctification Strength Temptation Trust Unrighteousness WordView All Bible Topics »






