Yooxanaa 15 SOM
Yooxanaa Chapter 15 SOM Bible Verse Images
Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International
Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.
You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:
- You must give Attribution to the work.
- You do not sell this work for a profit.
- You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.
Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.
This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:
- You include the above copyright and source information.
- You do not sell this work for a profit.
- You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures
Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.
Square Portrait Landscape 4K UHD
Anigu waxaan ahay geedka canabka ah oo runta ah; Aabbahayna waa beerfalaha.
Square Portrait Landscape 4K UHD
Laan walba oo igu taal oo aan midho dhalin, wuu gooyaa, oo mid kasta oo midho dhasha ayuu nadiifiyaa si ay midho ka sii badan u dhasho.
Square Portrait Landscape 4K UHD
Durba waad nadiifsan tihiin hadalkaan idinkula hadlay daraaddiis.
Square Portrait Landscape 4K UHD
Igu jira, anna aan idinku jiree. Sida laantu keligeed aanay midho u dhali karin haddaanay geedka canabka ah ku oollin, sidaas oo kale idinkuna ma dhali kartaan haddaydnan igu jirin.
Square Portrait Landscape 4K UHD
Anaa ah geedka canabka ah, idinna waxaad tihiin laamihii. Kii igu jira oo anna aan ku jiro, kaasaa midho badan dhala, maxaa yeelay, la'aantay waxba ma samayn kartaan.
Square Portrait Landscape 4K UHD
Qof uun hadduusan igu jirin waxaa loo tuuraa sida laan oo kale, waana qallalaa, markaasaa la ururiyaa, oo dabka lagu tuuraa, oo la gubaa.
Square Portrait Landscape 4K UHD
Haddaad igu jirtaan, oo ay erayadayduna idinku jiraan, weyddiista waxaad doonaysaanba, waana laydiin yeeli doonaa.
Square Portrait Landscape 4K UHD
Waxaa Aabbahay ku ammaanmaa inaad midho badan dhashaan, waxaadna noqon doontaan xertayda.
Square Portrait Landscape 4K UHD
Siduu Aabbuhu ii jeclaaday, ayaan anna idiin jeclaaday. Jacaylkayga ku sii jira.
Square Portrait Landscape 4K UHD
Haddaad qaynuunnadayda xajisaan, jacaylkaygaad ku jiri doontaan, sidaan qaynuunnada Aabbahay u xajiyey, oo aan jacaylkiisa ugu jiro.
Square Portrait Landscape 4K UHD
Waxaan waxyaalahaas idiinkula hadlay in farxaddaydu idinku jirto, iyo inay farxaddiinnu buuxsanto.
Square Portrait Landscape 4K UHD
Kanu waa qaynuunkayga inaad isjeclaataan sidaan idiin jeclaaday.
Square Portrait Landscape 4K UHD
Ninna ma leh jacayl kan ka weyn inuu nin naftiisa u bixiyo saaxiibbadiis.
Square Portrait Landscape 4K UHD
Saaxiibbaday baad tihiin haddaad yeeshaan waxaan idinku amro.
Square Portrait Landscape 4K UHD
Mar dambe addoommo idiinku yeedhi maayo, maxaa yeelay, addoonku garan maayo wuxuu sayidkiisu sameeyo, laakiin saaxiibbo waan idiinku yeedhay, maxaa yeelay, waxaan Aabbahay ka soo maqlay oo dhan ayaan idin ogeysiiyey.
Square Portrait Landscape 4K UHD
Idinku ima aydnaan dooran, laakiinse anaa idin doortay, waanan idiin diray inaad tagtaan oo midho soo dhashaan, iyo in midhihiinnu sii jiraan, in wax alla waxaad Aabbaha magacayga ku weyddiisataan uu idin siiyo.
Square Portrait Landscape 4K UHD
Waxyaalahaas ayaan idiinku amray inaad isjeclaataan.
Square Portrait Landscape 4K UHD
Dunidu hadday idin nebcaato, waad garanaysaan inay hortiin i nebcaatay.
Square Portrait Landscape 4K UHD
Haddaad kuwa dunida ahaan lahaydeen, dunidu kuweeda way jeclaan lahayd, laakiin kuwa dunida ma ihidin, waanse idinka doortay dunida, taas aawadeed dunidu way idin neceb tahay.
Square Portrait Landscape 4K UHD
Xusuusta hadalkaan idinku idhi, Addoon kama weyna sayidkiisa. Hadday i silciyeen, idinkana way idin silcin doonaan. Hadday hadalkayga xajiyeen, kiinnana way xajin doonaan.
Square Portrait Landscape 4K UHD
Laakiin waxyaalahaas oo dhan waxay idiinku samayn doonaan magacayga aawadii, maxaa yeelay, waxaanay garanayn kii i soo diray.
Square Portrait Landscape 4K UHD
Haddaanan iman oo aanan la hadlin, dembi ma ay lahaadeen, laakiin hadda dembigooda marmarsiinyo uma haystaan.
Square Portrait Landscape 4K UHD
Kii i neceb, waxaa kaluu neceb yahay Aabbahay.
Square Portrait Landscape 4K UHD
Haddaanan dhexdooda ku samayn shuqullada aan nin kale samayn, dembi ma ay lahaadeen, haddase aniga iyo Aabbahayba way na arkeen oo na nebcaadeen.
Square Portrait Landscape 4K UHD
Laakiin sidaas waxay u noqotay inuu dhammaado hadalka sharcigooda ku qorani, Way ii nebcaadeen sababla'aan.
Square Portrait Landscape 4K UHD
Laakiin markuu yimaado Gargaaraha oo aan xagga Aabbaha ka soo diri doono, isagoo ah Ruuxa runta oo xagga Aabbaha ka soo baxa, ayuu ii marag furi doonaa.
Square Portrait Landscape 4K UHD
Idinkuna waad marag furi doontaan, waayo, tan iyo bilowgii waad ila jirteen.
Available Bible Translations
John 15 (ASV) »
John 15 (KJV) »
John 15 (GW) »
John 15 (BSB) »
John 15 (WEB) »
Jean 15 (LSG) »
Johannes 15 (LUTH1912) »
यूहन्ना 15 (HINIRV) »
ਯੂਹੰਨਾ 15 (PANIRV) »
যোহন 15 (BENIRV) »
யோவான் 15 (TAMIRV) »
योहान 15 (MARIRV) »
యోహాను 15 (TELIRV) »
યોહાન 15 (GUJIRV) »
ಯೋಹಾನನು 15 (KANIRV) »
يوحنَّا 15 (AVD) »
הבשורה על־פי יוחנן 15 (HEB) »
Giăng 15 (VIE) »
Juan 15 (RVA) »
Giovanni 15 (RIV) »
约 翰 福 音 15 (CUVS) »
約 翰 福 音 15 (CUVT) »
Gjoni 15 (ALB) »
Johannes 15 (SV1917) »
Иоанна 15 (RUSV) »
Івана 15 (UKR) »
János 15 (KAR) »
Йоан 15 (BULG) »
ヨハネによる福音書 15 (JPN) »
Johannes 15 (NORSK) »
Yohana 15 (SWHULB) »
Jana 15 (POLUBG) »
Johannes 15 (NLD) »
Johannes 15 (DA1871) »