Sharciga Kunoqoshadiisa Chapter 14 SOM Bible Verse Images

Sharciga Kunoqoshadiisa 14 Bible Verse Pictures. Choose from a large collection of inspirational, motivational and encouraging Bible verses with pictures of nature. Download and share Sharciga Kunoqoshadiisa 14 inspirational Bible verse images. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.


Sharciga Kunoqoshadiisa 14:1 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Idinku waxaad tihiin Rabbiga Ilaahiinna ah carruurtiisii, haddaba qof dhintay aawadiis jidhkiinna ha u goynina, oo indhihiinna dhexdoodana ha u xiirina.

Sharciga Kunoqoshadiisa 14:2 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Waayo, waxaad Rabbiga Ilaahiinna ah u tihiin dad quduus ah, oo Rabbigu wuxuu idiin doortay inaad ahaataan dad hanti isaga uga ah dadyowga dhulka jooga oo dhan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 14:4 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Kuwanu waa xayawaanka aad hilibkooda cunaysaan, oo waa lo'da, iyo idaha, iyo riyaha,

Sharciga Kunoqoshadiisa 14:5 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo deerada, iyo cawsha, iyo dibtaagta, iyo garannuugta, iyo goodirka, iyo biciidka, iyo adhidibadeedka.

Sharciga Kunoqoshadiisa 14:6 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Xayawaan kasta oo raafkiisu kala jeexan yahay, oo calyanaqsiga raamsado oo xayawaanka ka mid ah kaas waa inaad cuntaan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 14:7 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Habase yeeshee kuwa caynkan ah oo calyanaqsiga raamsado oo raafka jeexan leh waa inaydaan cunin, kuwaasoo ah geela iyo bakaylaha iyo walada, maxaa yeelay, calyanaqsiga way raamsadaan laakiinse raafkoodu ma kala jeexna, oo iyagu waa idinka nijaas,

Sharciga Kunoqoshadiisa 14:8 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
oo doofaarkana ha cunina, maxaa yeelay, isaga raafkiisu waa kala jeexan yahay, calyanaqsigase ma raamsado, sidaas daraaddeed waa idinka nijaas, oo kuwaas hilibkooda waa inaydaan cunin, bakhtigoodana waa inaydaan taaban.

Sharciga Kunoqoshadiisa 14:9 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Waxa biyaha ku dhex jira oo dhan kuwan ka cuna: wax alla wixii baalal iyo qolfo leh cuna,

Sharciga Kunoqoshadiisa 14:10 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
laakiinse wax alla wixii aan baalal iyo qolfo lahayn waa inaydaan cunin, maxaa yeelay, waa idinka nijaas.

Sharciga Kunoqoshadiisa 14:11 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Haadda daahirka ah oo dhan waad cuni kartaan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 14:12 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Laakiinse ha cunina haadda caynkan ah: baqalyada, iyo babawga, iyo saratoosiyaha,

Sharciga Kunoqoshadiisa 14:13 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo xuunshada, iyo shimbirlaayaha, iyo faragooysta caynkeeda,

Sharciga Kunoqoshadiisa 14:15 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo gorayada, iyo aboodiga, iyo shimbirbadeedda, iyo cayn kasta oo haadka adag ah,

Sharciga Kunoqoshadiisa 14:16 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo guumaysta yar, iyo guumaysta weyn, iyo guumaysgeesaleyda,

Sharciga Kunoqoshadiisa 14:17 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo cantalyaaga, iyo gorgorka, iyo xeebajoogta,

Sharciga Kunoqoshadiisa 14:18 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
iyo xuurta, iyo haadbiyoodda iyo caynteeda, iyo ceelaljoogta, iyo fiidmeerta.

Sharciga Kunoqoshadiisa 14:19 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo wax baalal leh oo gurguurta oo dhammu waa idinka nijaas, oo iyaga waa inaan la cunin.

Sharciga Kunoqoshadiisa 14:20 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Laakiinse haadda daahirka ah oo dhan waad cuni kartaan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 14:21 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo wax alla wixii iska dhinta waa inaydaan cunin, laakiinse shisheeyihii irdihiinna ku jira waad siin kartaan isagu ha cunee, amase ajnabiga waad ka iibsan karaysaan, waayo, waxaad Rabbiga Ilaahiinna ah u tihiin dad quduus ah. Oo waxar waa inaydaan ku karsan caanihii hooyadeed.

Sharciga Kunoqoshadiisa 14:22 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo waa inaad toban meelood meel ka bixisaa midhaha abuurkaaga oo ah waxa sannad kasta beerta kaaga baxa oo dhan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 14:23 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo Rabbiga Ilaahaaga ah meesha uu u dooranayo inuu magiciisa dhigo hortiisa waa inaad ku cuntaa meel tobnaadka hadhuudhkaaga, iyo kan khamrigaaga, iyo kan saliiddaada, iyo curadyada lo'daada iyo kuwa adhigaaga, inaad barato inaad Rabbiga Ilaahaaga ah ka cabsato had iyo goorba.

Sharciga Kunoqoshadiisa 14:24 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo haddii jidku kugu dheer yahay, oo aad u qaadi kari weydo, meesha kaa fog aawadeed oo uu Rabbiga Ilaahaaga ahu u dooranayo inuu magiciisa dhigo, markii Rabbiga Ilaahaaga ahu ku barakeeyo,

Sharciga Kunoqoshadiisa 14:25 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
markaas waa inaad lacag u beddeshaa, oo aad lacagta gacanta ku qabsataa, oo markaas waa inaad tagtaa meesha Rabbiga Ilaahaaga ahu dooranayo,

Sharciga Kunoqoshadiisa 14:26 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
oo markaas waxaad lacagta ku soo iibsataa wax alla wixii naftaadu doonayso oo ah dibi, ama ido, ama khamri, ama wax lagu sakhraamo, ama wax alla wixii nafsaddaadu ku weyddiisato, oo waxaad ku cuntaa Rabbiga Ilaahaaga ah hortiisa, oo waa inaad adiga iyo reerkaaguba faraxdaan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 14:27 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo waa inaadan dayrin kan reer Laawi oo irdahaaga ku jira, maxaa yeelay, isagu qayb iyo dhaxal midna idinlama laha.

Sharciga Kunoqoshadiisa 14:28 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo saddex sannadood oo kasta markay dhammaadaanba waa inaad soo bixisaa meeltobnaadka waxa sannaddaas kuu baxay, oo waxaad ku kaydsataa irdahaaga gudahooda.

Sharciga Kunoqoshadiisa 14:29 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo markaas waxaa iman oo ka cuni oo ka dhergi doona kan reer Laawi, waayo, isagu idinlama laha qayb iyo dhaxal toona, iyo qariibka, iyo agoonta, iyo carmalka inuu Rabbiga Ilaahaaga ahu kugu barakeeyo shuqulka aad gacantaada ku qabato oo dhan.

Available Bible Translations

American Standard Version
Deuteronomy 14 (ASV) »
King James Version
Deuteronomy 14 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Deuteronomy 14 (GW) »
World English Bible
Deuteronomy 14 (WEB) »
Louis Segond 1910
Deutéronome 14 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
व्यवस्थाविवरण 14 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਅਸਤਸਨਾ 14 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
দ্বিতীয় বিৱৰণ 14 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
உபாகமம் 14 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
अनुवाद 14 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
ద్వితీయోపదేశ కాండము 14 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
પુનર્નિયમ 14 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ಧರ್ಮೋಪದೇಶಕಾಂಡ 14 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
اَلتَّثْنِيَة 14 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
דברים 14 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
Deuteronômio 14 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
Phục Truyền Luật Lệ 14 (VIE) »
Reina Valera Antigua
Deuteronomio 14 (RVA) »
圣 经 简体中文和合本
申 命 记 14 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
申 命 記 14 (CUVT) »
Svenska Bibeln 1917
5 Mosebok 14 (SV1917) »
Библия на русском
Второзаконие 14 (RUSV) »
Українська Біблія
Повторення Закону 14 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
5 Mózes 14 (KAR) »
Българска Библия
Второзаконие 14 (BULG) »
聖書 日本語
申命記 14 (JPN) »
Biblia Takatifu
Torati 14 (SWHULB) »
De Heilige Schrift
Deuteronomium 14 (NLD) »

Sharciga Kunoqoshadiisa (SOM) Chapter Selection

SOM Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters