Sharciga Kunoqoshadiisa Chapter 23 SOM Bible Verse Images

Sharciga Kunoqoshadiisa 23 Bible Verse Pictures. Choose from a large collection of inspirational, motivational and encouraging Bible verses with pictures of nature. Download and share Sharciga Kunoqoshadiisa 23 inspirational Bible verse images. Bible verse pictures were created based on verses from the Somali Bible (SOM). The Holy Bible in the Somali language of Somalia, Adan Jim'ale Version.

Copyright © 1979, 2008 Society for International Ministries -- Kenya
Language: Somali
Translation by: SIM International

Somali, Kitaablka Quduuska Ah - This translation, published by the SIM, was published in 2008. If you are interested in obtaining a printed copy, please contact the SIM at PO Box 72983, Nairobi, Kenya. This translation text is made available to you under the terms of the Creative Commons License: Attribution-Noncommercial-No Derivative Works. (http://creativecommons.org/licenses/by-nc-nd/3.0/) In addition, you have permission to port the text to different file formats, as long as you do not change any of the text or punctuation of the Bible.

You may share, copy, distribute, transmit, and extract portions or quotations from this work, provided that you include the above copyright information:

  • You must give Attribution to the work.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not make any derivative works that change any of the actual words or punctuation of the Scriptures.

Permissions beyond the scope of this license may be available if you contact SIM International with your request.

This translation is made available to you under the terms of the Creative Commons Attribution-Noncommercial-No Derivatives license 4.0. You may share and redistribute this Bible translation or extracts from it in any format, provided that:

  • You include the above copyright and source information.
  • You do not sell this work for a profit.
  • You do not change any of the words or punctuation of the Scriptures

Credits: In addition, we would like to give very special thanks to eBible.org for making Holy Bible in the Somali language available in MySQL format.


Sharciga Kunoqoshadiisa 23:1 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo kii xiniinyaha ka tuman ama guska ka jaran waa inuusan shirka Rabbiga gelin.

Sharciga Kunoqoshadiisa 23:2 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo garacna waa inuusan shirka Rabbiga gelin, oo xataa hadduu toban qarni joogo farcankiisu waa inuusan shirka Rabbiga gelin.

Sharciga Kunoqoshadiisa 23:3 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo mid reer Cammoon ah ama mid reer Moo'aab ahu waa inuusan shirka Rabbiga gelin, xataa hadday toban qarni joogaan wax ay farcankoodu leeyihiin waa inayan weligood shirka Rabbiga gelin,

Sharciga Kunoqoshadiisa 23:4 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
maxaa yeelay, markaad jidka soo socoteen, idinkama ay hor keenin kibis iyo biyo toona markaad Masar ka soo baxdeen, oo weliba waxay idiin soo kiraysteen Balcaam ina Becoor oo ka yimid Fetoor oo ku taal Mesobotamiya inuu idin habaaro aawadeed.

Sharciga Kunoqoshadiisa 23:5 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Habase yeeshee Rabbiga Ilaahiinna ahu wuu diiday inuu Balcaam dhegaysto, laakiinse Rabbiga Ilaahiinna ahu wuxuu habaarkii idiinku beddelay duco, maxaa yeelay, Rabbiga Ilaahiinna ahu wuu idin jeclaa.

Sharciga Kunoqoshadiisa 23:6 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Cimrigiinna oo dhan waa inaydaan weligiinba iyaga u doonin nabad iyo barwaaqo toona.

Sharciga Kunoqoshadiisa 23:7 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Waa inaydaan karhin mid reer Edom ah, maxaa yeelay, waa walaalkiin. Waana inaydaan karhin mid Masri ah, maxaa yeelay, dalkiisaad qariib ku ahaan jirteen.

Sharciga Kunoqoshadiisa 23:8 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo carruurta qarnigooda saddexaad u dhalataa ha soo galeen shirka Rabbiga.

Sharciga Kunoqoshadiisa 23:9 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Markaad cadaawayaashiinna kula baxdaan ciidanka waa inaad wax kasta oo shar ah iska jirtaan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 23:10 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo hadduu idinku jiro nin aan nadiif ahayn oo habeenkii isku januubay, xerada dibadda ha uga baxo, oo waa inuusan xerada soo gelin.

Sharciga Kunoqoshadiisa 23:11 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Laakiinse markay casar gaabadkii tahay, biyo ha ku maydho, oo kolkii qorraxdu dhacdo, xerada ha soo galo.

Sharciga Kunoqoshadiisa 23:12 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo xerada dibaddeeda waxaad ka yeelataan meel aad u baxdaan,

Sharciga Kunoqoshadiisa 23:13 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
oo hubkiinna waxaad la qaadataan taki, oo kolkaad dibadda saxaro u fadhiisataan waa inaad takida god ku qoddaan oo intaad dib u soo jeesataan wixii idinka soo baxay waa inaad ciid ku aastaan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 23:14 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Waayo, Rabbiga Ilaahiinna ahu xeradiinnuu dhex socdaa inuu idin samatabbixiyo oo uu cadaawayaashiinnana gacantiinna soo geliyo, oo sidaas daraaddeed xeradiinnu waa inay quduus ahaataa si uusan dhexdiinna ugu arag wax nijaas ah oo uusan idiinka sii jeesan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 23:15 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Haddii addoon sayidkiisii ka soo cararo oo uu idiin yimaado waa inaydaan isaga sayidkiisii dib ugu celin.

Sharciga Kunoqoshadiisa 23:16 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Isagu ha idinla joogo, oo dhexdiinna ha joogo meeshuu irdihiinna middood ka doorto oo uu jecel yahay. Waa inaydaan isaga dulmin.

Sharciga Kunoqoshadiisa 23:17 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Dumarka reer binu Israa'iil waa inaan laga helin dhillo, nimanka reer binu Israa'iilna waa inaan laga helin mid khaniis ah.

Sharciga Kunoqoshadiisa 23:18 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Dhillo kiradeed iyo eey kiradiis toona waa inaydaan guriga Rabbiga Ilaahiinna ah u soo gelin nidar aawadiis, waayo, labadaasuba waa u karaahiyo Rabbiga Ilaahiinna ah.

Sharciga Kunoqoshadiisa 23:19 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Waa inaydaan walaalkiin intaad wax deymisaan korsaar ka qaadan, ha ahaadeen lacag korsaar ah, ama cunto korsaar ah, ama wax kale oo korsaar laysku deymiyo toona.

Sharciga Kunoqoshadiisa 23:20 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Kii shisheeye ah korsaar wax baad ku deymi kartaan, laakiinse walaalkiin waa inaydaan korsaar wax ku deymin, in Rabbiga Ilaahiinna ahu uu idinku barakeeyo wax alla wixii aad gacanta ku qabataanba intaad joogtaan dalka aad u gelaysaan inaad hantidaan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 23:21 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo markaad Rabbiga Ilaahiinna ah nidar u nidartaan waa inaydaan ka raagin inaad waxaas bixisaan, waayo, Rabbiga Ilaahiinna ahu hubaal kaas wuu idin weyddiin doonaa, oo dembi buu idinku noqon lahaa.

Sharciga Kunoqoshadiisa 23:22 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Laakiinse haddaydnan nidar gelin taasu dembi idinkuma ahaan doonto.

Sharciga Kunoqoshadiisa 23:23 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Wax alla wixii afkiinna ka soo baxay waa inaad dhawrtaan oo yeeshaan sidaad Rabbiga Ilaahiinna ah ugu nidarteen, oo wixii aad ikhtiyaarkiinna afka ugu ballanqaaddeen waa inaad bixisaan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 23:24 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Markaad soo gashaan beerta canabka ah ee deriskiinna, canabka uga dherga si alla saad doonaysaan, laakiinse waa inaydaan weelkiinna waxba kaga qaadan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 23:25 (SOM)
Square Portrait Landscape 4K UHD
Oo markaad timaadaan hadhuudhka taagan ee deriskiinna, sabuulka gacanta waad ku goosan kartaan, laakiinse waa inaydaan hadhuudhka taagan ee deriskiinna manjo ku gooyn.

Available Bible Translations

American Standard Version
Deuteronomy 23 (ASV) »
King James Version
Deuteronomy 23 (KJV) »
GOD’S WORD® (GW)
Deuteronomy 23 (GW) »
World English Bible
Deuteronomy 23 (WEB) »
Louis Segond 1910
Deutéronome 23 (LSG) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - हिंदी
व्यवस्थाविवरण 23 (HINIRV) »
ਭਾਰਤੀ ਸੋਧਿਆ ਹੋਇਆ ਸੰਸਕਰਣ - ਪੰਜਾਬੀ
ਅਸਤਸਨਾ 23 (PANIRV) »
ভারতীয় সংশোধিত সংস্করণ - বাংলা
দ্বিতীয় বিৱৰণ 23 (BENIRV) »
இந்தியன் ரீவைஸ்டு வேர்ஷன் - தமிழ்
உபாகமம் 23 (TAMIRV) »
इंडियन रिवाइज्ड वर्जन - मराठी
अनुवाद 23 (MARIRV) »
ఇండియన్ రేవిజ్డ్ వెర్షన్ - తెలుగు
ద్వితీయోపదేశ కాండము 23 (TELIRV) »
ઇન્ડિયન રિવાયઝ્ડ વર્ઝન - ગુજરાતી
પુનર્નિયમ 23 (GUJIRV) »
ಭಾರತೀಯ ಪರಿಷ್ಕೃತ ಆವೃತ್ತಿ - ಕನ್ನಡ
ಧರ್ಮೋಪದೇಶಕಾಂಡ 23 (KANIRV) »
الكتاب المقدس باللغة العربية، فان دايك
اَلتَّثْنِيَة 23 (AVD) »
תנ ך עברי מודרני
דברים 23 (HEB) »
Bíblia Sagrada Português
Deuteronômio 23 (BSL) »
Kinh Thánh: Tiếng Việt
Phục Truyền Luật Lệ 23 (VIE) »
Reina Valera Antigua
Deuteronomio 23 (RVA) »
圣 经 简体中文和合本
申 命 记 23 (CUVS) »
聖 經 繁體中文和合本
申 命 記 23 (CUVT) »
Svenska Bibeln 1917
5 Mosebok 23 (SV1917) »
Библия на русском
Второзаконие 23 (RUSV) »
Українська Біблія
Повторення Закону 23 (UKR) »
Szent Biblia - Magyar
5 Mózes 23 (KAR) »
Българска Библия
Второзаконие 23 (BULG) »
聖書 日本語
申命記 23 (JPN) »
Biblia Takatifu
Torati 23 (SWHULB) »
De Heilige Schrift
Deuteronomium 23 (NLD) »

Sharciga Kunoqoshadiisa (SOM) Chapter Selection

SOM Book Selection List

View full list of SOM Bible Books and Chapters